Haweeneydii ugu horeysay oo caawa garsooreysa ciyaar ka tirsan Koobka Dunida (Sawirro)

Stephanie Frappart oo u dhalatay dalka Faransiiska ayaa noqonaysa haweeneydii ugu horreysay ee garsoore ka noqota ciyaar ka tirsan Koobka Adduunka ee ragga, kaddib markii loo doortay inay qabato kulanka caawa dhexmari doona Germany iyo Costa Rica. Stephanie Frappart ayaa horey u noqotay haweeneydii ugu horeysay ee garsoore ka noqota tartamada Champions League ee ragga … Continue reading Haweeneydii ugu horeysay oo caawa garsooreysa ciyaar ka tirsan Koobka Dunida (Sawirro)